Dowlada Somalia oo War kasoo saartay Xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq ay si deg deg ah oo shuruud la’aan ah u joojiyaan dagaalka. Qorshaha Dawladda Federaalka ayaa ah in si deg-deg ah ay u joojiso dagaallada iyo colaadaha, waxeyna baaq u diraysaa … Continue reading Dowlada Somalia oo War kasoo saartay Xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland